Borama-(Lug)-Madaxweynaha Soomaaliland oo wakhtigii dalka uu sii xukumi lahaa gebo gebo ku dhawyahay,ayaa shalay khudbad ka hor akhriyey labada gole ee ka mid ah saddex gole ee Soomaaliland ,kuwaasoo kala ah Golaha Guurtida iyo Golaha Baarlamaanka .
Borama-(Lug)-Madaxweynaha Soomaaliland oo wakhtigii dalka uu sii xukumi lahaa gebo gebo ku dhawyahay,ayaa shalay khudbad ka hor akhriyey labada gole ee ka mid ah saddex gole ee Soomaaliland ,kuwaasoo kala ah Golaha Guurtida iyo Golaha Baarlamaanka .
Sanca-(Lug)-labada weriye ee caanka ku ah dhulka ay degaan dhammaanba dadka soomaliyeed ee Axmed Xasan Cawke iyo Cabdisalaam Ibraahin Hereri ayaa iska baxay shaqadii ayka hayeen laanta afsoomaaliga ee idaacadda V.O.A ee maagalada Washington
Hargeysa-(Lug)-Gudoomiye ku xigeenka Komishanka Doorashooyinka Somaliland Md.Xirsi Cali X.Xasan ayaa jawaab kulul ka bixiyay qaybo ka mid ah khudbadii Madaxwaynaha Somaliland uu shalay ka jeediyay Fadhigii wada jirta ahaa ee Labada Gole Baarlamaan (Wakiilada iyo Guurtida) oo uu ku duray habsocodka Shaqada Komishanka.
Hargaysa-(Lug)-Waxay ahayd abaaro 9:53 subaxnimo ee saaka markii Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, oo ay weheliyeen Ku xigeenkiisa iyo raxan Wasiiro ahi ay soo gaadheen Xarunta Amnigeeda aadka loo adkeeyay ee Golaha Guurtida Somaliland, halkaasi oo uu khudbad sanadeedka dastuurku xaqa u siinayo uu ka jeedinayay fadhi wada jir ah oo ay maanta labada […]
Hargaysa-(Lug)-Xoghaya Dhalinyarada ee Gudida fulinta ee xisbiga KULMIYE , Cabdilaahi Ibraahin Xaaji Xasan ayaa maanta ka hadlay dhacdadii mudaharaadkii rabshadaha watay ee Axadii ka dhacay Magaalada Hargaysa.
Boorama-(Lug)-Xildhibaan ka tirsan golaha degaanka ee degmada Boorama oo magaciisa la yidhaa Maxamed Sh. Maxamuud Jimcaale ayaa waxa uu sheegay in heerka abaaraha haysta dadka degmada Boorama ay marayaan meel laga argagaxo,
Borama-(Lug)-Qaar ka mid ah rakaab kasoo degay garoonka diyaaradaha Hargeysa xalay saqdii dhexe soona gaadhay Boorama isagoo kusii jeeday magaalada jig-jiga ee dalka Itoobiya ayaa ka warramay xaalado cabsi iyo argagax leh kana dhashay ciidammo tiro badan
Borama-(Lug)-Agaasimaha Cisbataalka Guud ee Boorama Dr. Ismaaciil Xaaji Muxumed Aye ayaa maanta saxaafada uga waramay hawlaha ka socda cisbitaalka ee dhinaca qaliinada ah ee ay wadaan dhakhaatriirta Maraykanka ah ee KIJABI King.
Wararka naga soo gaadhay Hayada Samofalka ee North America ayaa xaqiijiyay in uu dib u Dhacay muddo bil ah Markabkii siday Raashinkii Mucaawimada ahaa ee loo soo dirayay Goobihii Roobabka Barafka wataa ka da’een isla markaasi dhibaatooyinka u gaystay Dad iyo duunyaba.
Hargeysa-(Lug)-Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa Maanta khudbad sanadeedka 2008 ka jeediyay Golayaasha Baarlamaanka (Guurtida iyo Wakiilada). Xafladan oo ay goob joog ka ahaayeen Madaxweyne ku xigenka JSL Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin, Shirgudoonada Wakiilada iyo Guurtida , Mudanayaasha Labada Aqal , Wasiiro iyo marti sharaf kale.
“Macalinka Siyaasada Ee Bulshada, Madasha Runta Iyo Meelkadhaca Maaweelo Iyo Meel La Isugu Faano Oo…..”
‘Ma Filayo In Hoggaanka Axsaabta Mucaaradka Ka Noqon Doonaan Baaqoodii Ahaa ……..”
Borama-(Lug)-Masuul ka tirsan hoggaanka xisbiga Kulmiye ee G/Awdal ayaa taageerayaasha mucaaradka ugu baaqay in kla fuliyo baaqii hoggaanka axsaabta mucaaradku ugu baaqeen Daahir Rayaale
Borama-(Lug)-Isuduwaha Caafimaadka ee G/Awdal Dr.C/laahi Muuse Yoonis ayaa faahfaahin ka bixiyay Howlaha Qaliinada kala duwan ee Isbitaalka Borama ay ka wadaan Dhakhaatiirka Maraykanka ah ee Jigabi Hospital Nairobi.
Hargeysa-(Lug)-14 Suldaan oo ka mid ah Salaadiinta Dalka ayaa maanta ku baaqay in sharciga la horkeeno Hayadihii iyo Cidii ka masuulka ahayd Mudaharaadkii rabshadaha watay ee shalay ka dhacay degmada Axmed Dhagax ee magaalada Hargeysa.
Hargeysa-(Lug)-Madaxwaynaha Somaliland Md.Daahir Rayaale Kaahin ayaa khubad sanadeedkii 2007/2008 u jeedinaya labada Gole ee Baarlamaanka Somaliland(Guurtida iyo Wakiilada) maalinta bari ee 29ka bishan April.
Anagoo ah odayada ,aqoonyahanka iyo dhalinyarada degan Ottawa Canada,waxaan taageero iyo hambalyo aan la soo koobi karin u diraynaa Gudidii gurmadka ee loo xilsaaray taakuladii la gaadhsiinayay meelihii ay ka da’een roobabka qaboobaa ee dhawaan ka da’ay qaybo kamida Gobolka Awdal
Borama-(Lug)-Hay’adda qaramada midoobay ee Un-Habitat ,ayaa maanta deeq ka kooban qalabka xafiisyada ku wareejisay Golaha Degaanka Ee Boorama ,
Borama-(Lug)-Qaar ka mid ah shirkadaha xoogga korontada siiya magaalada Boorama ayaa sheegay inay yaraynayaan saacadaha ay dabka siiyaan magaalada kaddib markii ay dhibaatooyin kala soo derseen sicirka shidaalka oo cirka isku shareeray .
Hargeysa-(Lug)-Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE, ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay in shirkii Golaha Dhexe ee xisbigaasi la qaban doono 29-ka bishan April.
Hargeysa-(Lug)-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Md.C/laahi Ismaaciil Cali(Cirro) ayaa digreeto oo uu manta uu soo saaray ku laalay saddex degmo oo cusub oo Golaha Degaanka Hargeysa todobaadkii hore magacaabeen.
Hargeysa-(Lug)-Laba Wiil oo dhalinyaro ah ayaa saaka ku dhintay Magaalada Hargeysa ilaa 4 kalena way ku dhaawacmeen ka dib markii Boqolaal ka mid ah dadwaynaha Degmada Axmed Dhagax ay banaanbax rabshado watay iskugu soo baxeen Xaafadaha degmadaasi.
Jamhuuriyadda Somaliland
Wasaaradda Arrimaha Dibedda.
War Saxaafadeed. 26/4/2008
Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Dawladda Ethiopia Mud. Seyoum Mesfin ayaa maanta Qado Sharaf u sameeyey Wasiirka Arrimaha Dibedda
Hargeysa-(Lug)- Xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE ayaa sheegay inay diyaar u yihiin, ayna soo dhoweynayaan waanwaan uu Guddoomiyaha Golaha Wakiillada, mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ka dhex wado Madaxweyne Riyaale iyo labada xisbi ee mucaaridka ah UCID iyo KULMIYE
Dila-(Lug)-Magaalada Dila waa magaalo aan da’waynayn hadana ay ka muuqdaan diiftii ay ka tageen dagaaladii sokeeye ee dalka ka dhacay dabayaaqadii 80aadkii iyo horaantii 90′aadkii.
”15ka May Wixii Ka Dambeeya Rayaale Waxan U Aqoonsan Doonaa Guddoomiyaha Xisbiga UDUB” Wakiilka Kmg Ee Xisbiga Kulmiye Ee G/Awdal.
Borama-(Lug)-C/laahi Ismaaciil Oogle,(ina xiirane),kana mid ahaa Guddiga Fulinta Ee Xisbiga Kulmiye Ee G/Awdal,