Anagoo ah odayada ,aqoonyahanka iyo dhalinyarada degan Ottawa Canada,waxaan taageero iyo hambalyo aan la soo koobi karin u diraynaa Gudidii gurmadka ee loo xilsaaray taakuladii la gaadhsiinayay meelihii ay ka da’een roobabka qaboobaa ee dhawaan ka da’ay qaybo kamida Gobolka Awdal. Gudidaas oo ka kooban shan xubnood oo kala ah
1-Dr. Cabdiraxman Jaamac Hadi
2-Sheekh Maxamed Daahir Dhawal
3-Sheekh Xasan Daheeye
4-Sheekh Cismaan Ibrahim (Sheekhmaleh)
5-Sheekh Cumar Cabdilahi Xasan (Cumar Guray).
Culimadan kor ku xusan oo ah gudigii ay aqoonyahanka dibada degan ay u soo igmadeen inay waxa tabaruc soo gaadha ,ay iyaguna gaadhsiiyaan,degaankii dhibaatadu gaadhay ,howshaana ay u fuliyeen sidii ugu qurux badnayd uguna daacadsanayd aadna waan ugu mahadinaynaa.
Hadaba waxa beryahan dambe jira dad wax soo qora naqdiyana gudigan Aacna-Awdal,iyagoo leh ujeedooyin u gaara ah,Web-sitesna u samaystay fidno iyo been abuur,si xuna u adeegsada web-site kooda ,,hadaba walaalayaal, anoogoo waliba Sheekh Cismaan (Sheekh Maleh) u hayna qadarin aad u wayn islamarkaana ah geesiga noogu wayn ee taariikhda qarniyadan, mudnayna gudi uu ku jiro in wax laga sheego,hadaba gudiyay walaalayaal raali ahaada Ilaahayna Jasaaigeeda ha idinka siiyo wax qabadkiina,
Waxaan halkan ku haynaa magacyada dadka liiskan oo aan ahayn mid been abuura ah oo ah dadkii hawshaa wax ka galay waxayna kala yihiin:-
1-A/Rashiid iyo Mustafe Ugaas Rooble Ugaas Doodi
2-Harawe Sheekh Cumar Good
3- Rashiid Cumar Diiriye (Madoobe)
4-Rashiid Cabdi Bakaal
5-Muse Cali Wacays
6-Dayib Aw Xasan Habane
7-Ibraahim Xuseen Cismaan (Wiqiyo)
8-Axme Yuusuf Bakaal
9-Mustafe Cabdi Xaaji
10- Saleebaan Cabdi Dugsiiye
11-Cumar jaamac Muxumed
12-C/Rasaaq yuusuf Wayrax
13-Yaasin Maxamuud (Jullian)
14-Xuseen Axmed Yuusuf
15-Xasan Xaaji Ibrahim Khayre
16-Xasan Cali Ibraahim
17-Maxamed Daahir Aadan
18-Maxamed Cabdi Cumar (Gadhwayne)
19-Xasan Xuseen Miigane
20-C/kariim Xaaji Ibraahim
21-Geesh Qaasim Xaaji Daahir
22-C/fataax Xuseen Ceelaabe
23-Jamaal Nuur wacays
24- Kanadiid Cilmi Tukaale
25-C/raxmaan Cilmi Liiban (Jiir)
26-Caydaruus Jamac Aye (Uurdoox)
27-Saciid Xasan Khadar
28-Cabdi Rooble
29-Maxamuud Waaberi
30-Cismaan Yuusuf Talan
Iyadoo aan halkan lagu soo koobi karayn hamblaya oo waliba ay halkani ay naga badan yihiin Haweenka reer Awdal ee degan Ottawa,soona dir doonan Hambalyadooda gaarka ah.
Waxaan leenahay.
Jasaakalahu-Khayr
Awdal Development Organization Ottawa


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Awdal Development Organization Ottawa Oo Hambalyo U Dirayo Gudigii Loo Xil Saaray Taakulaynta Dadkii KU Caydhoobay Aafooyinkii Ka Dhacay Deegaamo Ka Mid G/Awdal "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback