Akhristayal waxa dhawaan shabakadaha wararka ee dalka Somaliland ku soo biiri doonta shabkad cusub oo la magac baxday Afgarad, shabakadan ayaa waxa ay noqondoontaa mid si joogto ah u baahin doonta wararka sugan ee xaqiiqda ah isla markaana dhexdhexaad ah oo dalka gudihiisa, iyo dibadiisaba, waxa kale oo ay shabkadu ka shaqayn doontaa baahinta macluumaadyada cilmiyaysan, bararujinta bulshada iyo baahinta xayaysiisyada ganacsiga.
Waxa aad hadaba akhristoow imika kala xidhiidhaa shabakadan oo uu wali dhismaheedu socdo cinwaanka ah www.afgaradnews.wordpress.com
Intaas ka hor aragtidaada iyo talooyinkaaga ku soo hagaaji cinwaanka ah www.afgaradnews@gmail.com iyo afgaradnews@hotmail.com.uk

Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Ogaysiis: Shabakad La Magac Baxday Afgarad Oo Dhawaan Ku Soo Biiri Doonta Shabakadaha Wararka Ee Somaliland "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback