Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa Maanta dhambaal tacsi ah u diray Qoyskii , Qaraabadii iyo shacbiga Somaliland Geeridii Naxdinta lahayd ee ku timid Alle ha u Naxariistee Marxuum Xasan Aadan Qalinle.
Marxuumka oo ahaa Agaasimihii Guud ee Shaqada Wasaarada Caafimaadka iyo Shaqada , waxa uu Madaxweynuhu ilaahay uga baryay inuu Naxariistii Jano ka waraabiyo , Qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Dhambaal Tacsi Ah Oo Uu Dirayo Madaxweynaha JSL "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback