Boon-(Lug)- galinnkii dambe ee aamta ciyaar kubada cagta ah oo aad u xiiso badan ayaa waxa ay dhex martay xulalka degmooyinka Boon iyo Xariirad, ciyaartan ayaa waxa ay ka dhacday garoonka kubada cagta ee magaalada Boon
Boon-(Lug)- galinnkii dambe ee aamta ciyaar kubada cagta ah oo aad u xiiso badan ayaa waxa ay dhex martay xulalka degmooyinka Boon iyo Xariirad, ciyaartan ayaa waxa ay ka dhacday garoonka kubada cagta ee magaalada Boon
Boorama-(Lug)-Badhasaabka Gobolka Awdal Maxamuud Sh. Cabdilaahi Cige iyo qaar ka mid ah saamileyda Shirkada Adeega Biyaha Awdal ee SHABA iyo xildhibaano ka tirsan golaha degaanka eedegmada Boorama ayaa maanta qabtay shiraa’id oo ay kaga waramayaan
Boorama-(Lug)-Dadwayne aad u badan ayaa isugu soo ururay xarunta shirkada SHABA waxana ay dadawaynahan oo u badnaa dad waawayn ay si aad ah uga cabanayeen xaaladaha biyo la’aanta ah ee jira.
Boorama-(Lug)-Ma lug gooyaa in aan bada isku tijaabiyo? Maxaa kalifay dhalinta maanta in ay is haligaan?. Aduunyada waxaa iska caadi ah in qofku meelo badan isku dayo in uu soo arko oo waxay Soomaalidu ku maahmaahdaa “Nimaan dhul arag dhaayo ma leh”
Liverpool striker Fernando Torres was Spain’s goal hero, striking after 33 minutes when he cleverly lifted Xavi’s pass over Germany keeper Jens Lehmann.
Spain dominated the final throughout, with Torres heading against the post and Marcos Senna almost adding a second from close range after 80 minutes.
Hargeysa-(Lug)-Annagoo tixraacayna hadaladdii deelqaafka iyo aflagaada ahaa ee Faysal Cali Waraabe uu dhowaan ka jeediyey shir uu Xisbigiisu ku qabsaday Magaaladda Hargeysa 26 June, kuwaasi oo lagu baahiyey Saxaafadda qaar ka mid ah.
Borama-(Lug)-Tan iyo markii Guddoomiyaha Golaha degaanka Boorama, C/raxmaan Shide uu martiqaad debadeed dalka debedda uga baxay , Muddo laba bilood ku dhawna uu ku maqnaa dalka Ingriiska ,ayaa guud ahaanba maaamulka Golaha degaanka Boorama
Borama-(Lug)-Magaalada Boorama ayaa markii ugu horresyay muddo 48 sannadood laga xusin xornimadii laga qaatay gumaysigii ingiriiska ee 1960kii ,kuna beegnayd 26kii June
“32 Ardey oo Kakalayimid 21 Dal oo Afrika iyo Mareykanka ah oo Kadiyaariya Shahaadadda Masterka ee Qeynuunka Jaamacadda Weyn ee Pretoria oo Qirey horumaradda dhinacyada kaladuwanleh ee Somaliland gaadhey & in Somaliland Muteysatey Ictiraaf Caalami ah”
Balligubadle-(Lug)-xafladii iyo dabaaldeggii lagu gardaadinaayey gobolka dhowaan madaxweynaha Somaliland magacaabay ee Hawd ayaa ilaa saaka ka soconaysay magaalo madaxda gobolka ee Balli gubadle.
Asalaamucaleykum W.W; Mudanayaal & Marwooyin Jaaliyadda Reer Somaliland ee K/Africa (COSSA), waxey sanadwelba waqtigan oo kalle (26 June), u dabaaldegtaa sanadguuradii kasoowareegtey markii xornimadii uguhoreysey ee Bahweynta Soomaali
Djibouti-(Lug)-Maanta oo bishu tahay 27 juun 2008 waxa guud ahaanba jamhuuriyada jabbuuti laga xusayaa sannadguuradii 31 aad ee kasoo wareegtay marki ayka xoroobeen gumaysigii faransiiska kasaoo waddanka soo galay sannadkii
(inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun)
In kasta oo runtii qadarka iyo qoraaka Alle midna aan la baajin karin, kolayna ay yihiin kuwii dhacaya ,ayaa haddana dhacdadii dhawaan waxa ay ahayd mid tiiraanyo iyo murugo badan, waxay ahayd mid jiildhan oo loo hanwaynaa dad iyo dalba
Boorama-(Lug)-Xuskii munaasabada maalinta xoriyada ee Somaliland ee 26ka June ayaanan maanta loo xusin sidii awal loo xusi jiray, xuskan ayaa sanadihii hore waxa loo qabanqaabin jiray munaasabad aad u
Gudoomiye ku xigeenka golaha degaanka ee dagmada Saylac md. Cismaan Muumin Caare ayaa isaga oo ku hadlaya magaca gabi ahaanba golaha deegaanka ee dagmada Saylac
Boorama-(Lug)-Wixii ka dambeeyay kulankii balaaadhnaa ee tahriibta iyo saamaynteeda lagaga waramayay ayaa waxa aan meesha ka madhnayn in kulankani uu ka tagay raadad muuqda oo ku wajahan
Borama-(Lug)-Duqa magaalada Boorama Cabdiraxmaan shide Bile oo uu weheliyo Xildhibaan Maxamed Cabdi Gaafane ayaa maanta si wayn loogu soo dhaweeyay magaalada Boorama, kadib markii uuka soo laabtay safar shaqo oo mudo laba bilood ah uu ugu maqna dalka Ingriiska.
Hargeysa-(Lug)-Weftigii uu hogaaminayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo muddo laba cisho ah booqasho ugu maqnaa wadanka Jabuuti ayaa ku soo noqday Caasimadda Somaliland ee Hargeysa.
Borama-(Lug)-Xildhibeen ka tirsan baarlamaanka Soomaaliland laganasoo doortay G/Awdal Xil.Abuubakar Cabdiraxmaan Good ayaa sheegay in wasaaradda xanaanada xooluhu ka jawaabtay codsi kaga yimid dadka xoolodhaqatada ah ee ku nool degaanada buuraleyda ah
Annaga oo ah dhammanba dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin waxan halkan tacsi tiraanyo leh uga diraynaa allaha unaxariistee marxuum;ISMACIIL YUUSUF CILMI ooo maanta oo bishu tahay25/096/08 ku geeryooday gurigiisa
Abdirashiid Cali Cilmi (Soomane)
Ardo Ibraahim Geele
Fathia Cabdirashiid Soomane
Aamina Daahir Cabdilaahi
Idil Cabdirashid Soomae
Aniguba Waan Galay Tahriib Fudud Waanan Dareemi Karaa…… Badhasaabka Awdal
Badhasaabka Ayaan Mar Dhawayd Ku Idhi Dhalintu Waxay Ka Tahriibaysaa Rageenan Waawayn Ee Wali…… Boobe Yuusuf
Waxba Yaanan La Canaanan Waalidiinta ……. Sh. Xasan Daheeye
Ururka SAYS Waxa Uu Balanqaadayaa Ururinta Xogta….. Agaasime Askar
Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka
UCID
Justice and Welfare Party
tacsi Hogaanka sare ee xisbiga Cadaaladda iyo Daryeel-ka (UCID) Gudoomiye Faysal Cali waraabe, Gudoomiye ku xigeenka Adan Maxamed mire Waqaf, Xoghayaha Guud
Oman-(Lug)-Marka hore waxa aan salaan gaadhsiinayaa howlwadeenada websiteka Lughaya.com. kuwaas oo Run ahaan ku sifaysan muwaadinimo , howl karnimo iyo ka warhaynta dhacdooyinka kala duwan ee ka jira dulahaanba caalamka iyo S/land gaarhaanna gobolada Hargaysa,Awdal iyo Selel.
| M | T | W | T | F | S | S |
|---|---|---|---|---|---|---|
| « May | Jul » | |||||
| 1 | ||||||
| 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 |
| 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 |
| 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 |
| 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 |
| 30 | ||||||