Archive for August, 2008
Posted in August 31st, 2008
Akhriste waan idin salamaya ,salaan kadib waxan halkan idinku soo gudbinaya gabadh soomaliyeed oo dareen murugo leh ku cabiraysa gabayo English ah waxad runtii u bogaysa sida ay u qortay oo ah si xirfadaysan iyo sida ay lix line ugu soo koobayso dareen weyn.
continue reading.....
Posted in August 31st, 2008
Riyaad(lug)-dalkan boqortooyada Sucuudiga ayaa caawa si rasmi ah ugu dhawaaqay inay bilatay Ramadaan kadib markii ay bishii Shacbaan 30 ku dhammaatay, sidaasna waxaa dadwaynaha ku wargelisay wasaaradda warfaafinta iyo dhaqanka ee dalkan iyo waliba golaha sare ee garsoorka Sucuudiga
continue reading.....
Posted in August 31st, 2008
Hargeysa(lug) Riigii Ceelasha biyaha ka qodayay tuulada Xumbo weyne oo ilaa 18km waqooyi bari kaga beegan Magaalada Hargeysa ayaa dhamaystiray Ceelkii labaad ee uu biyo ka gaadho.
continue reading.....
Posted in August 31st, 2008
Boorama-(Lug) Magalada Boorama waxa la isku raacsan yaay in ay caawa tahay habeen Ramadaan ah waxana ay dadku bilaabeen u diyaargaroowga bisha Ramadaan ee sanada1429 ee Hijriyada.
continue reading.....
Posted in August 31st, 2008
Kulan balaadhan oo ay isugu yimaadeen xubnaha golaha dhexe ee ururka adal network fund ee fadhigiisu yahay wadankan U.K ayaa lagu qabtey magaaladan london, kulankan oo ay ka soo qeyb galeen dhamaanba xubnaha golaha dhexe oo ka kooban 31 xubnood 7ka mid ahna yihiin haween.
continue reading.....
Posted in August 31st, 2008
Qatar-(Lug)-Waxa Xalay iyo Maanta si Toosa looga Daawanayey Hotelka Hargeysa Restaurant ee ee ku Yaala Caasimada Wadanka Qatar Telefishanka Qaranka Somaliland oo Markii u Horaysay laga Daawado Wadanka Qatar
continue reading.....
Posted in August 31st, 2008
Dhamaan masuuliyiinta ururka guud ee ardayda soomaaliyeed ee dalka yemen,ururka guud ardayda reer jabbuuti ee dalka yemen iyo masuuliyiinta jaaliyadaha somaaliya iyo jabbuuti iyo masuuliyiinta xawaaladaha dahabshiil
continue reading.....
Posted in August 31st, 2008
Waxaa Mahad oo dhan iska leh ilaahay raxmaanka, khaaliqa, uumay dunida iyo khalqiga ku dhex nool, naxariis iyo nabadgelyo buuxda waxay u sugnaatay nebigeenii suubana Muxamed C.S.W, Waxaan sidoo kale qoraalkaygani kaga faa’iidaysanaya inaan hambalyo u diro shacabka islaamka ah gaar ahaana shucuubta ku hadasha afka Soomaaliga bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan
continue reading.....
Posted in August 29th, 2008
Hargeysa-(Lug)-Musharaxiinta Jagooyinka Madaxwaynaha iyo M/Ku xigeenka u matalaya doorashooyinka Madaxtooyada ee Fooda inagu soo haya xisbiga Kulmiye Md.Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Eng.C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici)
continue reading.....
Posted in August 29th, 2008
Waxa idinku casuumeysaa dad ka kunool Minesota iyo cidii kale kasoo qayb galikarta. Is ku imaantin ku saabsan dhismaha cusub ee bilaabmey ee GEB SECONDARY BOARDING SCHOOL oo laga dhisayo Gobolka Awdal Somaliland.
continue reading.....
Posted in August 29th, 2008
Burco-(Lug)–Wadahadalo maanta iyo shalay uga socdey magaalada Burco laba guddi oo ka tirsan xisbiga KULMIYE, ayna kala hoggaaminayeen Hoggaanka xisbigaas iyo labadii musharrax ee ka cadhooday Shirkii Golaha Dhexe ayaa caawa la soo gebagebeeyey
continue reading.....
Posted in August 29th, 2008
1. Cismaan Aadan Abtidoon iyo xaaskiisa Caasha Cabdillaahi Cilmi (Kalluunle) iyo carruurtooda
2. Basra Cabdillaahi Cilmi (Kalluunle) iyo carruuteeda
3.Zaynab C/Laahi Cilmi (Kalluunle)
4. Sul.Maxamad Cabdilaahi Cilmi(Kalluunle)
5. Nimco C/Laahi Cilmi (Kalluunle) Iyo dhammaan reer (Kalluunle)
continue reading.....
Posted in August 29th, 2008
Baydhabo-(Lug)-Mudanayaasha Baarlamaanka Imbagaati oo maanta shir ku yeeshay Xarunta ADC-da ee magaalada Baydhabo ayaa waxay buuq iyo kala dambeyn la’aan ku soo dhaweeyeen madaxda sare ee Dowladda Federaalka, kuwaasi oo Baarlamaanka u hor-tegay in ay u jeediyaan khudbooyin ku saabsan heshiis ay ku soo gaareen Dalka Itoobiya
continue reading.....
Posted in August 28th, 2008
Suldaanka guud ee jaaliyadda Maxamad Case ee dalka Netherlands Md.Muuse Sh. Xasan Migil (Muuse Tuur), iyo dulahaanba bulshada Samaroon ee ku dhaqan Holand aya waxa ay hanbalyo u dirayaan madaxwayne Axmad Maxamuud Siilaanyo iyo madax wayne ku xigeen Eng. C/Raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici).
continue reading.....
Posted in August 27th, 2008
Anaga oo ah bulshada reer Saylac waxa aan halkan ka hambalyaynaynaa xiusbiga kulmiye gabi ahaantiiba waxanan si gaar ah ugu hambalyaynaynaaMusharax Axmed Maxamed Siilaanyo iyo MusharaxEng. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Salici
continue reading.....
Posted in August 27th, 2008
Waxa aan halkan ka hambalyaynaynaa mudanayasha xisbiga kulmiye ee kala ah Siilaanyo iyo Saylici, waxaanan leenahay eebe ha idiin fududeeyo xilkaad qaaden anan waan idin garb taaganahay marwalba;
continue reading.....
Posted in August 27th, 2008
Anaga oo ah bulshada reer Boon qaybaheeda kala duwan oo aanan halkan ku soo koobi karin magacdooda waxa aan halkani hambalyo iyo bogaadin uga diraynaa xisbiga Kulmiye sidii sharafta lahayd ee uu u
continue reading.....
Posted in August 27th, 2008
muuqaalka koobii maanta
continue reading.....
Posted in August 27th, 2008
“Tartankii Nabada Ee Uu Ururka SAYS Qabtay Guul Ayuu Ku Dhamaaday”
Boorama-(Lug)- ciyaar xiiso badan oo ahayd finalkii koobkii nabada ee uu maalgaliyay ururka SAYS ayaa maanta la soo gabo gabeeyay, ciyaartan oo ay
continue reading.....
Posted in August 27th, 2008
Annagoo ah taageerayaasha xisbiga kulmiye ee G/Awdal ,waxan hambalyo u diraynaa hoggaanka xisbigaasi sidii uu kala saaray musharraxiintii gobolkan awdal kasooa jeedday ,annagoo u arkayna inay ahayd mid caddalad ku fadhida ,
continue reading.....
Posted in August 27th, 2008
Borama-(Lug)-Xubno ka tirsan komishanka doorashooyinka qaranka ayaa booqasho hawleed ku jooga magaalada Boorama,xubnahan oo manta soo gaadhay magaalada Boorama ayaa waxa ay ujeedada safarkoodu tahay sidii loo dardar galin lahaa hawlaha diiwaangalinta ee horyaala komishanka.
continue reading.....
Posted in August 27th, 2008
Borama-(Lug)-Maalinta ay bisha Augost ahayd 26,waxaay reer Boorama u ahayd maalin farxad iyo naxdin wada xambaarsan .waxa kale oo ay tahay maanta maalin kale oo xamaasado ku salaysan waddaninimo ,qabyaalad ,iyo dabaylo siyaaseed oo cusubi hadheeyeen taasoo ka dhalatay dhawaaqii kasoo yeedhay shirweynaha xisbiga Kulmiye
continue reading.....
Posted in August 27th, 2008
Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee gobolka Minnesota, USA ayaa maalintii Axadda ee bisha August ahyd 24-ka shirkoodii sanad laha ahaa ku qabsaday magaalda Minneapolis ee gobolka Minnesota.
continue reading.....
Posted in August 27th, 2008
Gudiga iyo taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee Sweden waxay hambalyo u dirayaan Musharaxiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku xigeenka Xisbiga KULMIYE.
continue reading.....
Posted in August 27th, 2008
Waxan halkan hanbalyo uga diraynaa hadaanu Jaaliyada reer Awdal iyo Zelel Inaan Taageero buuxda u hayno Mujaahid Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Eng:Cabdiraxmaan C/laahi Ismaaciil(Zaylici).
continue reading.....