Waxa hore loo yidhi Shinbiraha wixii isku nooc ahiba wey wada duulaan, Raggana wixii isku dhaqan iyo balwo ahiba wey is-raacaan, wada fadhiistaan, isu-jiibiyaan oy is-taageeraan, sida hadda Ina Dhabbeeye iyo Buur-madow oo isku noociyad ah.
Waxa hore loo yidhi Shinbiraha wixii isku nooc ahiba wey wada duulaan, Raggana wixii isku dhaqan iyo balwo ahiba wey is-raacaan, wada fadhiistaan, isu-jiibiyaan oy is-taageeraan, sida hadda Ina Dhabbeeye iyo Buur-madow oo isku noociyad ah.
Qalinkii:Cabdillaahi A. Cumar (Wayab)
Muddo sannad iyo dheeraad ah waxa dalkeena soo waajahay qalalaase dhaqaale iyo siyaasadeed oo taabtay qof kastoo Somalilander ah, gaar ahaan dhinaca dhaqaalaha.
Borama-(Lug)-Baabuur noociisu yahay Mark 2 ayaa xalay abaaro 1 dii habinimo waxa uu ka dhacay kaabad loogu talo talay inay biyuhu hoos maraan oo aan alaaba loo isticmaalin ka gudubka wadooyinka ee magaalada Borama ,
Hargeysa-(Lug)-Xidlhibaan Maxamed Cali Xirsi Oo ka tirsan golaha Wakiilada Somaliland, oo laba cisho ka hor shaaca ka qaaday inuu u tartamayo jagada Madaxweynenimo ee xisbiga KULMIYE dhexdiisa, ayaa manta difaacay is sharaxaadiisa.
Hargeysa (Lug)-Madaxweyne ku xigeenka JSL, Md. Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa shalay shahaadooyin guddoonsiiya 248 arday oo ah dufcadii 5aad ee ka qalinjabisay jaamacada Hargeysa.
Hargeysa-(Lug)-Afhayeenka madaxtooyada Somaliland, ahna la taliyaha madaxweynaha ee dhinaca saxaafada, Siciid Cadaani Mooge, ayaa Caawa si kulul u beeniyay waxba kama jiraana ku tilmaamay war la sheegay in uu ka soo baxay xafiiskiisa, oo ku saabsanaa in xilkii laga qaaday
Waan idin salaamayaa dhamaan bahda saxaafada iyo akhristayaasha qiimaha badan ee jecel in ay aqoontooda kordhiyaan,Waxaanan idin leeyahay “Salaama Calaykum”. Waxaan idiin soo tabinayaa xubintan oo Insha Allah oo ka kooban Afar qaybood, qaybteedii koowaad.
Borama-(Lug)-Magaalada Hargeysa ,waa caasimadda Soomaaliland .Waa magaalada ugu weyn dalka ,isla markaana ah xarunta ganacsiga ugu weyn dalka.Waxa ku nool tirada ugu badan ee dadweynaha Soomaaliland ,iyadoo dhinaca kalena ah meesha ay ku nool yihiin boqolaal qof oo ka kala yimid dalalka deriska ah ,gaar ahaanna Soomaaliya .
Hargeysa(lug)-Tan iyo intii aynu la soo noqonay madaxbanaanida dalkan jamhuuriyada Somaliland wax soosaarka dalaga beeruhu hadba heer ayuu marayaay, Dagaaladii qadhaadhaa ee xornimada lagula soo noqday oo sababay bur-bur xoogleh ayaa keenay in heerka abuurka beeruhu gaadho meel aad u hoosaysa oo marba marka ka sii danbaysana sare u sii kacaayay,
Borama-(Lug)-Gudoomiyaha Gobolka Gabiley Axmed Aw Cabdi Xasan oo ay weheliyaan Dr.Cismaan Yuusuf Magan iyo Dr.Cumar C/laahi Cige oo ka tirsan jaaliyada reer Somaliland ee Sweden ayaa booqasho ku yimid jaamacadda Camuud ee magaaladan Borama
Hargeysa-(Lug)-Munaasibad ay ka soo qaybgaleen Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Somaliland, qaar ka mid ah Qurba-joogga Somaliland ee dalka ku sugan iyo marti-sharaf kale oo dhaqaale loogu qaadhaamayay Mashruuc lagu magacaabo Mashruuca rejada oo ujeedadiisu tahay
1 Aabo Xaaji Daa’uud Warsame Nageeye
2 Hooyo Xawa Maydhane
3 Hooyo Nicmo Sheekh C/Raxman
4 Hooyo Maryan Aw cismaan
5 Aasiya Xaaji Daa’uud Warasame ,Xuseen Axmed Warsame Iyo Caruurtooda
6 Ikran Xaaji Daa’uud Warsame Iyo Caruurteeda
Horyaal-(lug)-Wakhti haatan laga joogo ku dhawaad 10 maalmood ayaa dhegaxa la dhigey lana bilaabey dhismaha dugsiga sare ee hooyga iyo cunnada leh ee Geb oo ku yaal deegaanka Geb oo ka tirsan degmada Garbo-Dadar, iyada oo ay shaqada dhismaha dugsigaasi si habsami ah u socoto waxyaabo badanna lagu tallaabsaday sida aannu ka helney ilo ku […]
This is a reminder that Somaliland American Council will host a conference call today, Sunday, August 17 at 1 pm ET (Washington DC time) and (6 pm London time)
Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin , waxa maanta wareegto uu soo saaray uu u magacaabay Gudoomiye cusub gobolka Saraar ee Jamhuuriyada Somaliland.
Borama-(Lug)-Shirkada isgaadhsiinta ee Telcom ayaa shalay hotel Rays ee magaalada Borama bakhtiyaanasiib lagu abaal marinayo macaamiisha shirkadaasi. Waxana abaalmarin taasi lagu mutaysanayay qalab kala duwan oo ka kooban gaadhi, Talaajad, Qasaalad, Madax Telephone iyo Simcards ay ku jiran lacag,Mobiles casriga ah ee labada Card leh iyo Waliba Computers.
Borama-(Lug)-Saacadu markay ahayd 11:30 Habeenimo ayaa la dareemay dayaxa oo madoobaanaya , dhacdadan ayaa waxa ay soo jiidatay dadka ku dhaqan magaalada Borama , oo ay badidoodu hurdo u baqooleen , waxana ay sabobtay inay dadku dibadaha iskugu soo baxaan isla markaana circa sare u eegaan.
Ujeedo: Beenin War ku soo baxay Wargeyska Jamhuuriya Cadadkiisii 3634 ee soo baxay Khamiistii Aug.14/2008, Qoraalkaas oo u dhignaa sidan:
“In Madaxweynaha uu ku armay Wasaarada Hawlaha guud Guryaynta iyo Gaadiidka iyo
Baladwayn (lug)-dagaal qadhaadh ayaa saaka ku dhex maray magaalada Baladwayne ciidamada Ethiopia iyo xooggaga maxaakimta Islaamiga ah, iyada oo guuxa hubka noocyadiisa culus saaka laga maqlayay xaafadaha ay dagaalladu ka socdaan
Waxaynu wada ogsoonahay in wadadii dheerayd ee dhibta badnayd ee maal iyo nafba loo huray , taasi oo ahayd himilada aynu manta ku naaloonayno in aynu gaadhno.
Bismillaahi Raxmaani Raxiim
Walaal Maxamed: Asalaama caykum wa raxmatullaahi wa barakaatuh. Waxa kula hadlaya; Maxamed Xirsi Guuleed. Waxa i soo gaadhay in laguu doortay guddoomiyaha gobolka cusub ee Gabiiley. Markii aan warkaas maqlay lama aan yaabin. Maxaa yeelay? waan ogaa in aad u qalanto jagadaas iyo mid kaleba.
Borama-(Lug)-Qaar ka mid ah dadweynaha magaalada Boorama ayaa cadho ka muujiyey hadalkii kasoo yeedhay wasiirka daakhiliga Soomaaliland C/laahi Ismaaciil Cirro ,kaasoo uu ku soo hadal qaaday ururka maraykanku u haysto argagixisada ee Al Ashabaab ee laguna sheego koonfurta Soomaaliya .
Borama-(Lug)-Munaasibad abaalmarin lagu siinayay dhalinyaradii ku guulaysatay Tartankii orodka 10km ahaa ee ay soo qaban qaabiyeen ururka Dhalinyarada AYODA ayaa maanta lagu qabtay Hotel Rays ee magaalada Borama, Munaasibadaasi oo ay ka qayb galeen