Waxa hore loo yidhi Shinbiraha wixii isku nooc ahiba wey wada duulaan, Raggana wixii isku dhaqan iyo balwo ahiba wey is-raacaan, wada fadhiistaan, isu-jiibiyaan oy is-taageeraan, sida hadda Ina Dhabbeeye iyo Buur-madow oo isku noociyad ah.
Waxa hore loo yidhi Shinbiraha wixii isku nooc ahiba wey wada duulaan, Raggana wixii isku dhaqan iyo balwo ahiba wey is-raacaan, wada fadhiistaan, isu-jiibiyaan oy is-taageeraan, sida hadda Ina Dhabbeeye iyo Buur-madow oo isku noociyad ah.
Qalinkii:Cabdillaahi A. Cumar (Wayab)
Muddo sannad iyo dheeraad ah waxa dalkeena soo waajahay qalalaase dhaqaale iyo siyaasadeed oo taabtay qof kastoo Somalilander ah, gaar ahaan dhinaca dhaqaalaha.
Waan idin salaamayaa dhamaan bahda saxaafada iyo akhristayaasha qiimaha badan ee jecel in ay aqoontooda kordhiyaan,Waxaanan idin leeyahay “Salaama Calaykum”. Waxaan idiin soo tabinayaa xubintan oo Insha Allah oo ka kooban Afar qaybood, qaybteedii koowaad.
Borama-(Lug)-Magaalada Hargeysa ,waa caasimadda Soomaaliland .Waa magaalada ugu weyn dalka ,isla markaana ah xarunta ganacsiga ugu weyn dalka.Waxa ku nool tirada ugu badan ee dadweynaha Soomaaliland ,iyadoo dhinaca kalena ah meesha ay ku nool yihiin boqolaal qof oo ka kala yimid dalalka deriska ah ,gaar ahaanna Soomaaliya .
Qalinkii: Zakaria Hussein
Riyaad-(Lug)-Inkasta oo aan ka mashquulay baryahanba muddo badanna aanan wax ku qorin shabakadaha Somaliga ku hadla, haddana mararka qaarkood ayaan akhriyaa waxaanan dareemaaa inay kaliya awoodda saaraan mowduucyada siyaasadda la xidhiidha, iyada oo aad mooddid inay warfaafintaba u haystaan baahinta wararka siyaasiga ah oo kaliya ama ay aaminsanyihiin in uu
Akhirstayaal, waxaan halkan idiinku soo gdubinaynaa dood male awaal ah laakiin xaqiiqada ku qotonta oo dhexmartay Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, iyo shacbiga Somaliland, waa dood aan ugu talogalay in Madaxweynuhu kaga waantoobo erayga “Aniga”, oo uu aad u adeegsado.
Borama-(Lug)-Soomaaliland ,waa dal iyo dad maanta magac ahaan uun ka jira geeska Afrika ,welina aan caalamka ka helin aqoonsi iyo tixgelib lagu tixgeliyo nabadgelyada iyo horumarka shicibku keeneen ,hase yeeshee hoggaanka ay dalka u dhiibteeni dagaal kula jiro xorriyaddooda ,xuquuqda muwaadiniintiisa ,horumarkooda ,
iyo ictiraaafkooda ,
Boorama-(Lug)-Lix ama toddoba sano kudhawaad uu Rayaale haystay xukunka dalka, ayaa waxa la odhan karaa waa wakhtigii ugu fiicnaa xukuumadda uu madaxa ka yahay ee ka kooban ku dhawaad afartanka wasiir, wasiir kuxigeennno iyo
Xukuumada Somaliland ayaa deeq xooleed oo Adhiya u fidisay Jamhuuriyadda Jabuuti ee aynu jaarka nahay maalmihii la soo dhaafay, taasina waxay muujinaysaa siday xukuumadu ugu dedaalayso inay dalalka jaarkeeda ka kasbato daris wanaag ,
Boorama-(Lug)-Ma lug gooyaa in aan bada isku tijaabiyo? Maxaa kalifay dhalinta maanta in ay is haligaan?. Aduunyada waxaa iska caadi ah in qofku meelo badan isku dayo in uu soo arko oo waxay Soomaalidu ku maahmaahdaa “Nimaan dhul arag dhaayo ma leh”
Borama-(Lug)-Tan iyo markii Guddoomiyaha Golaha degaanka Boorama, C/raxmaan Shide uu martiqaad debadeed dalka debedda uga baxay , Muddo laba bilood ku dhawna uu ku maqnaa dalka Ingriiska ,ayaa guud ahaanba maaamulka Golaha degaanka Boorama
Oman-(Lug)-Marka hore waxa aan salaan gaadhsiinayaa howlwadeenada websiteka Lughaya.com. kuwaas oo Run ahaan ku sifaysan muwaadinimo , howl karnimo iyo ka warhaynta dhacdooyinka kala duwan ee ka jira dulahaanba caalamka iyo S/land gaarhaanna gobolada Hargaysa,Awdal iyo Selel.
Geeridu waa xaq,laakiin way kala xanuun badantahay.Cudur daar kasta oo la keenaa ma noqon karo mid dhalinyarada u banaynaya inay naftooda halligaan.
marka hore waxa aan salamayaa lughaya.com, marka xigtana waxa aan tacsi udirayaa shacabka reer awdal oo dhan gaar ahaan qoysaskii iyo eheladii ka baxeen dhalinyartii ku haligmay miditranean sea waxaanan u arkaa xoog ka baxay awdal iyo masiibo bini-aadmi oo dhacday
Nolasha aadamaha waxa kaliye ee ugu qaalisan waa jiritaanka nafta;hadana waxaa lagama maarmaan ah in uu helo aadamahu waxii uu ku noolaan lahaa,; aadamahu waxa uu u baahanyahay gabi ahaanba in uu helo:
Runtii waxaa wax laga naxo oo laga murugoodo ah in halmar ay masiibo ku habsato qoomiyad meel degan oo ay waayaan jiilkii ay manfac iyo waxtar ka sugayeen oo hal mar geeriyoodaan.
Sanadku markuu ahaa 2001 bishii October ayaa qaar ka mid ah dalalka midawga yurub ay shir ku yeesheen magaalo madaxada dalka Ireland ee dublin shirkan oo laga og lahaa in lugu cantrola ma haajiriinta ku soo badanaya dalalka midawga yurub dadkan oo ay ka mid yihiin qoomiyada Soomaalida oo iyada ka mid ah dadka ugu […]
Boorama-(Lug)-Tayada dugsiyada waxbarashada ee magaalada Boorama ayaa marma marka ka dambeeya kor u kacaysa, waxa tan laga soo dheegan karaa oo u noqonkarta
Borama-(Lug)-Sida la ogyahay ama dad badan oo reer Somaliland ahi ka warqabaan waxa la sugayaa waxa kasoo bixi doona wadahadalka siyaasadeed ee haatan u socda dawladda iyo axsaabta mucaaradka loogana golleeyahay sidii loo dejin lahaa xiisadda ka dhalatay doorashooyinka iyo muddodhaafka xukunka Rayaale ,
Boorama-(Lug)-Waxa aad u sareeya xiisaha iyo sugitaanka ay dhalinyarada ku nool magaalada boorama u qabaan tartanka kubada cagta ee qaarada Yurub oo ay ka hadhay mudo 8 cisho ahi,
Borama-(Lug)-Dhawr iyo toba casho ayaa laga jooga tan iyo markii u wadahadalka siyaasadeed u bilowday xukuumadda Rayaale iyo mucaaradka kala qaybsan ee kasoo horjeeda madaxweynenimadiisa ilaa 15kii May .Wadahadalkaasoo la doonayo in lagu dhameeyo khilaafka siyaasadeed ee soo kala dhex galay axsaabta mucaaradka hoggaaamiyayaashooda dawladda
Borama-(Lug)-Tan iyo markii uu talada dalka qabtay Daahir Rayaale ,waxay reer Boorama iyo guud ahaanba reer Awdal la yaabeen sida dhibta yar leh ee ay u fuuleen kursiga dalka ugu sarreeya ,kaasoo ay aaminsanaayeen inay iska lahaayeen goboladii laga taageeri jiray SNM wakhtigii lagu jiray halgankii lagu xoreynayey Soomaaliland
Boorama-(Lug)-Taariikhdu sideedaba waa mid maalin uun is qorta sidaasi awgeed 15ka May waxa ay noqotay maalin hor-leh oo taariikhda dalkan Somaluiland ee 18ka sano jira ku soo biirtay waxana ay ku suntan tahay maalin ay ka dhalatay aayaha dalka gudihiisa iyo marxaladaha maanta jira
• Alla ha naxariistee Marxuun Maxamed Xaaji Ducaale Axmed Dhoolayare wuxuu Dhashay sanadkii 1914 Wakhti Barwaaqo ah.
Dila-(Lug)-Magaalada Dila waa magaalo aan da’waynayn hadana ay ka muuqdaan diiftii ay ka tageen dagaaladii sokeeye ee dalka ka dhacay dabayaaqadii 80aadkii iyo horaantii 90′aadkii.