Borama-(Lug)-Baabuur noociisu yahay Mark 2 ayaa xalay abaaro 1 dii habinimo waxa uu ka dhacay kaabad loogu talo talay inay biyuhu hoos maraan oo aan alaaba loo isticmaalin ka gudubka wadooyinka ee magaalada Borama ,
Borama-(Lug)-Baabuur noociisu yahay Mark 2 ayaa xalay abaaro 1 dii habinimo waxa uu ka dhacay kaabad loogu talo talay inay biyuhu hoos maraan oo aan alaaba loo isticmaalin ka gudubka wadooyinka ee magaalada Borama ,
Hargeysa-(Lug)-Xidlhibaan Maxamed Cali Xirsi Oo ka tirsan golaha Wakiilada Somaliland, oo laba cisho ka hor shaaca ka qaaday inuu u tartamayo jagada Madaxweynenimo ee xisbiga KULMIYE dhexdiisa, ayaa manta difaacay is sharaxaadiisa.
Hargeysa (Lug)-Madaxweyne ku xigeenka JSL, Md. Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa shalay shahaadooyin guddoonsiiya 248 arday oo ah dufcadii 5aad ee ka qalinjabisay jaamacada Hargeysa.
Hargeysa(lug)-Tan iyo intii aynu la soo noqonay madaxbanaanida dalkan jamhuuriyada Somaliland wax soosaarka dalaga beeruhu hadba heer ayuu marayaay, Dagaaladii qadhaadhaa ee xornimada lagula soo noqday oo sababay bur-bur xoogleh ayaa keenay in heerka abuurka beeruhu gaadho meel aad u hoosaysa oo marba marka ka sii danbaysana sare u sii kacaayay,
Borama-(Lug)-Gudoomiyaha Gobolka Gabiley Axmed Aw Cabdi Xasan oo ay weheliyaan Dr.Cismaan Yuusuf Magan iyo Dr.Cumar C/laahi Cige oo ka tirsan jaaliyada reer Somaliland ee Sweden ayaa booqasho ku yimid jaamacadda Camuud ee magaaladan Borama
Hargeysa-(Lug)-Munaasibad ay ka soo qaybgaleen Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Somaliland, qaar ka mid ah Qurba-joogga Somaliland ee dalka ku sugan iyo marti-sharaf kale oo dhaqaale loogu qaadhaamayay Mashruuc lagu magacaabo Mashruuca rejada oo ujeedadiisu tahay
Horyaal-(lug)-Wakhti haatan laga joogo ku dhawaad 10 maalmood ayaa dhegaxa la dhigey lana bilaabey dhismaha dugsiga sare ee hooyga iyo cunnada leh ee Geb oo ku yaal deegaanka Geb oo ka tirsan degmada Garbo-Dadar, iyada oo ay shaqada dhismaha dugsigaasi si habsami ah u socoto waxyaabo badanna lagu tallaabsaday sida aannu ka helney ilo ku […]
This is a reminder that Somaliland American Council will host a conference call today, Sunday, August 17 at 1 pm ET (Washington DC time) and (6 pm London time)
Borama-(Lug)-Shirkada isgaadhsiinta ee Telcom ayaa shalay hotel Rays ee magaalada Borama bakhtiyaanasiib lagu abaal marinayo macaamiisha shirkadaasi. Waxana abaalmarin taasi lagu mutaysanayay qalab kala duwan oo ka kooban gaadhi, Talaajad, Qasaalad, Madax Telephone iyo Simcards ay ku jiran lacag,Mobiles casriga ah ee labada Card leh iyo Waliba Computers.
Borama-(Lug)-Saacadu markay ahayd 11:30 Habeenimo ayaa la dareemay dayaxa oo madoobaanaya , dhacdadan ayaa waxa ay soo jiidatay dadka ku dhaqan magaalada Borama , oo ay badidoodu hurdo u baqooleen , waxana ay sabobtay inay dadku dibadaha iskugu soo baxaan isla markaana circa sare u eegaan.
Baladwayn (lug)-dagaal qadhaadh ayaa saaka ku dhex maray magaalada Baladwayne ciidamada Ethiopia iyo xooggaga maxaakimta Islaamiga ah, iyada oo guuxa hubka noocyadiisa culus saaka laga maqlayay xaafadaha ay dagaalladu ka socdaan
Borama-(Lug)-Qaar ka mid ah dadweynaha magaalada Boorama ayaa cadho ka muujiyey hadalkii kasoo yeedhay wasiirka daakhiliga Soomaaliland C/laahi Ismaaciil Cirro ,kaasoo uu ku soo hadal qaaday ururka maraykanku u haysto argagixisada ee Al Ashabaab ee laguna sheego koonfurta Soomaaliya .
Borama-(Lug)-Munaasibad abaalmarin lagu siinayay dhalinyaradii ku guulaysatay Tartankii orodka 10km ahaa ee ay soo qaban qaabiyeen ururka Dhalinyarada AYODA ayaa maanta lagu qabtay Hotel Rays ee magaalada Borama, Munaasibadaasi oo ay ka qayb galeen
Reminder: Attend this conference call with Chairman of Somaliland Election Commission
The Keynote speaker is Mr. Mohamed Ismail, Chairman of Somaliland National Election Commission. The conference date is Sunday, August 17, at 1 pm ET (6pm London Time).
Saxaafada Somaliland waxay soo martay marxalado kala duwan oo mid kastaaba waayihiisa ku salaysnaa, waxayna ku kasbatay kalsoonida dadweynaha, taasoo sal u ahayd dhexdhexaadnimo iyo warar hufan oo sugan. Dhawrkii sanno ee u dambeeyay ayaa sida muuqata hoos u sii socotay
Hargeysa-(Lug)-Guddoomiyaha komishanka xuquuqal insaanka qaranka, Axmed Yuusuf, ayaa Maanta ku baaqay in la soo qabto oo sharciga la horkeeno nin faro xumeeyay ilmo yar oo jirtay sanad iyo lix bilood oo dhakhaatiirtu ay sheegeen inay u dhimatay kufsigaasi laba cisho ka hor.
Hargeya-(Lug)-Shir lagu gorfaynayo sidi dib u habayn loogu samayn lahaa nidaamka dhaqaalah dalka iyo cashuuraha ayaa maanta u furmay guddi ilaa 9 wasiir iyo khubaro dhaqaale ka kooban oo xukuumada Somaliland ay u xilsaartay arrintaasi.
Hargeysa-(Lug)-Wasaaradda Beeraha Somaliland, ayaa maanta gobollada dalka ka bilawday olole ay beeraleyda kaga wacyi gelinayso sidii looga gaashaaman lahaa cayayaan diirta ee waxyeeleeya dalagyada beerada.
Allaybaday-(Lug)-Waxa maanta Dugsiga Sare ee Allaybaday soo gaadhay Mr. Sandy young iyo C/xakiin Sulub oo labadooduba kasoo baqoolay dalka U.K. muddana imika kusugnaa dalka, Safarkan oo ay kasoo kicitimeen Xarunta Gobolka Gabiley ayaa waxa ku waheliyay
Boorama-(Lug)-Ciyaar xiiso badan ayaa galabta dhex martay kooxaha Rays Hotel iyo Telcom, ciyaartan oo ahayd mid aad u kulul ayaa waxa daawashadeeda ka soo qayb galay dadwayne aad u tiro badan,
Beel In Ay Maanta Shirto Waa Sagaashameedyadii Ha Lagu Noqdo …… Aragtida Dadweynaha Mid Ka Mid Ah.
Waa Shiri Kartaa Beeli Laakiin Dhaqan Uun Ha Ku Koobnaato….. Guuxa Dadweynaha
Wixii Shirya Iyo Waxa Laga Shirayaba Ima Khuseeyaan Hadii Aan Nabad Haysto………Aragti Kale.
Wax Walba Beeluhu Waa Ka Shiri Karaan Oo Wax Ka Mamnuuc Ihi Ma Jiro……. Guuxa qaarkii
Hargeysa-(Lug)-Shir balaadhan oo ay isgu timid beesha Badhulbahante oo ka dhacay magaalada Hargeisa ayay Beeshu ku dooratay Suldaan cusun.bayaan ka soo baxay Shirkaa ka dib ayaa u qoraa sidan;
Hargeysa-(Lug)-Xildhibaanada Golaha guurtida Somaliland, ayaa fadhigoodii manta warbixin ka dhegaystay Guddi Hoosaadka Aqalkaasi ee Arrimaha Gudaha iyo Nabadgelyada, waxana gudidu ay warbixintooda ku naqdiyeen Xukuumada Somaliland,
Borama-(Lug)-Waa shay iska caadi ah in mar kasta oo hoggaamiyaha xisbiga Talada haya ee UDUB, Daahir Rayaale ay soo waajahaan arimo siyaasadeed oo qiilqiil gelin kara kursigiisa uu ku kaco tallabooyin cusub oo waxyeelayn kara nolosha dadka ,wada deggenaanshaha beelaha reer Awdal ama reer Soomaalilandba.
Oslo(lug)-xubnaha ururka Iqra laantiisa dalka Norway ayaa shir ay isugu yimaaddeen ku doortay guddi cusub oo hoggaamisa ururkaasi, waxaana lagu doortay kalfidhi sannadeedkii ururkaasi xubnahan hoos ku qoran