Bismillaahi Raxmaani Raxiim
Walaal Maxamed: Asalaama caykum wa raxmatullaahi wa barakaatuh. Waxa kula hadlaya; Maxamed Xirsi Guuleed. Waxa i soo gaadhay in laguu doortay guddoomiyaha gobolka cusub ee Gabiiley. Markii aan warkaas maqlay lama aan yaabin. Maxaa yeelay? waan ogaa in aad u qalanto jagadaas iyo mid kaleba.


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto