Lughaya.com

  • Home
  • About
  • Contact Us

Hambalyo Diwaan-Gelintan Ka Bilaabantay Gobolka Saaxil

Posted in October 14th, 2008
by lug in War Saxaafadeed

Xisbiga KULMIYE  waxa uu Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaa Guud ahaan Shacabka Somaliland, gaar ahaan Dadweynaha reer Saaxil ee diwaan-gelinta Cod-bixiyeyaashu ka bilaabantay saaka 14/10/2008.

read more from this topic.....

Comments Off

Warsaxaafadeed Uu Soo Saaray Wefdigii Madaxweynaha Oo Ku Sugan Germany

Posted in September 17th, 2008
by lug in War Saxaafadeed

Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin  iyo wefidigii uu hogaaminayay ee socdaalka ku marayay Dalalka Faransiiska iyo Jarmalka , ayaa maanta soo gaadhay  Caasimada dalka Jarmalka ee Berlin.

read more from this topic.....

Comments Off

Xisbiga Kulmiye Oo Warsaxaafadeed Uu Soo Saaray Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay In Xisbiyada UCID Iyo UDUB Ay Ka Wadeen Dhex Dhexaadin Khilaafka Kooban Ee Xisbiga Dhexdiisa

Posted in September 14th, 2008
by lug in War Saxaafadeed

Hargeysa-(Lug)-Waxan halkan idinkula socodsiinaynaa, in bar yahan ay Website-yada qaarkood iyo joornaaladuba ay qorayeen in Xisbiga UCID iyo UDUB ay wadeen inay dhex-dhexaadiyaan xurgufta yar ee Xisbiga KULMIYE dhexdiisa ah. waxa jirtay keliya

read more from this topic.....

Comments Off

Madaxweyne Daahir Rayaale Oo La Kulmay Wefdi Uu Hogaaminayo Wakiilka AU Ee Somaliland Iyo Soomaaliya

Posted in September 12th, 2008
by lug in War Saxaafadeed

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin waxa uu caawa qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wefdi uu hogaaminayo Wakiilka Ururka AU-da u qaabilsan Arrimaha Somaliland iyo Soomaaliya.

read more from this topic.....

Comments Off

Madaxweynaha Oo Shahaado Sharaf Gudoonsiiyay Isu-Duwaha UN/AIDS Ee Somaliland/Somaliya Mr.Leo Kenny

Posted in September 10th, 2008
by lug in War Saxaafadeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin , waxa uu maanta shahaado sharaf gudoonsiiyay Mr Leo Kenny oo ahaa Isu-duwaha hay’adda la Dagaalanka Aafada  Cudurka Aids-ka UN/AIDS ee Somaliland iyo Soomaaliya.

read more from this topic.....

Comments Off

Madaxweynaha oo Soo Saaray Digreeto Ku Salaysan Dhaqan Galka Wax-ka-bedelka Xeerka Maamulka Dhulka

Posted in September 10th, 2008
by lug in War Saxaafadeed

Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin waxa uu maanta soo saaray digreeto ku salaysan dhaqan galka wax-ka bedelka iyo kaabista xeerka maamulka dhulka Magaalooyinka.

read more from this topic.....

Comments Off

Madaxwayne Rayaale Oo Wasiir Cusub U Magacaabay W/Dib U Dejinta

Posted in August 20th, 2008
by lug in War Saxaafadeed

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin waxa uu maanta u magacaabay Wasiir cusub Wasaarada Dib u Dejinta Somaliland.

read more from this topic.....

Comments Off

Afhayeenka Madaxtooyada Oo Beeniyay War Sheegayay In La Eryay Wasiirka Maaliyada

Posted in August 18th, 2008
by lug in War Saxaafadeed

Hargeysa-(Lug)-Afhayeenka madaxtooyada Somaliland, ahna la taliyaha madaxweynaha ee dhinaca saxaafada, Siciid Cadaani Mooge, ayaa Caawa  si kulul u beeniyay waxba kama jiraana ku tilmaamay war la sheegay in uu ka soo baxay xafiiskiisa, oo ku saabsanaa in xilkii laga qaaday

read more from this topic.....

Comments Off

Madaxwayne Rayaale Oo Magacaabay Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Saraar

Posted in August 17th, 2008
by lug in War Saxaafadeed

Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin , waxa maanta wareegto uu soo saaray uu u magacaabay Gudoomiye cusub gobolka Saraar ee Jamhuuriyada Somaliland.
 

read more from this topic.....

Comments Off

Warsaxaafadeed Ka Soo Baxay Wasaarada Hawlaha Guud Oo Lagu Beeninayo War Ku Soo Baxay Wargeyska Jamhuuriya

Posted in August 16th, 2008
by lug in War Saxaafadeed

Ujeedo: Beenin War ku soo baxay  Wargeyska Jamhuuriya Cadadkiisii 3634  ee soo baxay Khamiistii Aug.14/2008, Qoraalkaas oo u dhignaa sidan:
 “In Madaxweynaha uu ku armay  Wasaarada Hawlaha guud Guryaynta iyo Gaadiidka  iyo

read more from this topic.....

Comments Off

M/Rayaale Oo Isbedel Ku Sameeyay Xilalkii Ay Hayeen Agaasimeyaashii W/Hawlaha Guud Iyo Guryaynta Iyo W/Horumarinta Reer Miyiga Iyo Deegaanka

Posted in August 14th, 2008
by lug in War Saxaafadeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin ,  waxa uu maanta isbedel ku sameeyay xilalka ay hayeen Laba Agaasime guud oo ka kala tirsan Wasaaradaha Hawlaha Guud iyo Guryaynta iyo Wasaaradda Horumarinta reer Miyiga iyo Deegaanka.
 

read more from this topic.....

Comments Off

OGAYSIIS SHIRKA GOLAHA DHEXE EE XISBIGA KULMIYE

Posted in August 14th, 2008
by lug in War Saxaafadeed

KU: Dhammaan Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye
Dhammaan Xubnaha Golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE, waxa lagu wargelinayaa inay 8:00 Am, 23/08/2008 ku sugnaadaan madasha Shirku ka dhacayo ee Magaalada Burco City Plaza Hotel. 
 

read more from this topic.....

Comments Off

Xisbiga Kulmiye Oo Sheegay Inuu Yahay Hadalkii Wasiirka Arr/Guduhu Gef Iyo Meel Ka Dhac Weyn Oo Loo Gaystay Muwaadin Xirsi X. Cali Xasan Iyo Waliba Qaranka Somalilandba

Posted in August 10th, 2008
by lug in War Saxaafadeed

Hargeysa-(Lug)-Waxaanu anaga oo tixraacayna Waraysigii ay laanta  af Somaliga ee BBC-du la yeelatay dhawaan wasiirka Arrimaha Gudaha Md. C/laahi Cali Ismaciil (Cirro) ee ku saabsanaa xadhiga Md. Xirsi X. Cali Xasan oo dhawaan laga soo xidhay Gobolka Togdheer. 
 

read more from this topic.....

Comments Off

Warsaxaafadeed Uu Soo Saaray Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid

Posted in July 1st, 2008
by lug in War Saxaafadeed

JAMHUURIYADA SOMALILAND
REPUBLIC OF SOMALILAND
Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka
                      UCID
Justice And Welfare Party
Xisbiga Cadaalada iyo daryeelka ee ucid wuxuu maanta soo saaray warsaxaafadeedkan hoos ku qoran.

read more from this topic.....

Comments Off

Warsaxaafadeed Loogu Jawaabayo Faysal Cali Waraabe Oo Ka Soo Baxay Madaxtooyada Somaliland

Posted in June 30th, 2008
by lug in War Saxaafadeed

Hargeysa-(Lug)-Annagoo tixraacayna hadaladdii deelqaafka iyo aflagaada ahaa ee Faysal Cali Waraabe uu dhowaan ka jeediyey shir uu Xisbigiisu ku qabsaday Magaaladda Hargeysa 26 June, kuwaasi oo lagu baahiyey Saxaafadda qaar ka mid ah.

read more from this topic.....

Comments Off

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

Posted in April 26th, 2008
by lug in War Saxaafadeed

Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland
Warsaxaafadeed                 26/04/08
Aniga oo tix-raacaya hadalkii ay jaraa’idka qaarkood ku qoreen Guddida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada Somaliland , laguna baahiyay Baraha Internetka qaarkood , kuwaasi oo ay ugu  baaqeen Shacbiga Somaliland  in aanay Cashuurta Bixin.

read more from this topic.....

Comments Off

War-Saxaafadeed Uu Soo Saaray Xisbiga UCID.

Posted in April 16th, 2008
by lug in War Saxaafadeed

JAMHUURIYADDA SOMALILAND
REPUBLIC OF SOMALILAND
 Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka
                UCID
Justice and Welfare Party
??? ??????? ???????
___________________________________
 War-Saxaafadeed    Date, April 16, 2008

read more from this topic.....

Comments Off

JAMHURIYADDA SOMALILAND

Posted in April 16th, 2008
by lug in War Saxaafadeed

Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland
Warsaxaafadeed  16 April 2008
Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin waxa uu qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wefdi ka socda Laanta Qaramada Midoobay u qaabilsan Horumarinta Mashaariicda ee marka la soo gaabiyo loo yaqaano UNDP.

read more from this topic.....

Comments Off

JAMHURIYADDA SOMALILAND

Posted in April 7th, 2008
by lug in War Saxaafadeed

Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland
Warsaxaafadeed   07/04/08
Aniga oo tix-raacaya Waraysiyadii   Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE Axmed Maxamed Siilaanyo uu siiyay Warbaahinta qaar ka mid ah , taasi oo uu ku cel-celiyay in aanu aqbali doonin in Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin loo kordhiyo mudada uu xilka Madaxtinimada hayo.

read more from this topic.....

Comments Off

War Saxaafadeed Ka Soo Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland

Posted in April 2nd, 2008
by lug in War Saxaafadeed

War-saxaafadeed        02/04/08    
Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay Mudane Ould-Cabdalla oo qiray in Somaliland ay tahay wadan ka duwan Soomaaliya Nabad gelyo iyo Xasiloonina ay ka jirto.

read more from this topic.....

Comments Off

Warsaxaafadeed Ka Soo Baxay Madaxtooyada Somaliland

Posted in March 19th, 2008
by lug in War Saxaafadeed

Hargeysa-(Lug)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa Maanta Degreeto Madaxweyne Lr 310/032008  Cafis u Fidiyay  Dhamaan Sideed iyo Lixdankii (67)  Maxbuus  ee lagu soo qab qabtay dagaaladii ka dhacay  Laascaanood  iyo Dhaban-saar.

read more from this topic.....

Comments Off

Lughaya.com

  • About
  • Contact Us

RSS Opinion

  • Guddoomiyaha Faysal Cali Waraabe Hadalka Heli Ogaa….
  • Dhulku Badbaado Ayuu U Baahan Yahay Ee Wax Halaga Qabto
  • Dhiiladda Qaraxyada Boosaaso Iyo Hargeisa Iyo Hubsiiimo La’aanta Sool
  • Socdaalkii Awdal Iyo Su,aalihii Salal!!! Q-2.
  • Faallo: Muusa Biixi Maxan Ku Tilmaami Karnaa??
  • Reer Gabilay Ma Dhulbalaarsi Bay Ujeedaan Mise Xukuumada Somaliland Ayaa Dulaan Ku Ah Gobolada Awdal Iyo Salal??
  • Han Weynidii Loo Qabay Diwaangelinta Iyo Siday U Socotaa Waa Labo Aan Is Lahayn.
  • Sideen U Kala Badbaadinaa Shabeelka, Ri’da Iyo Cawska?
  • Beesha Sacad Muuse Iyo Baho Samaroon Ha Xisaabtamaan Midka Baaqi Lagu Yeeshana Waan Sugaynaa
  • Muj:Muuse Biixi Magayo Nin Lagu Sheego Ciilqabe Dagaal :By Cabdixakiim

RSS BBC Somali

  • Faarax Sindiko oo geeriyooday
  • Nuur Cadde: Waxba kama qaban karno
  • Sacuudiga oo diiday in lala xaajoodo burcadda
  • IGAD oo u hanjabtay madaxda Somalia
  • Markabka oo u sii dhawaanaya Somalia
  • Kenya oo lagu wareejiyay siddeed Somali ah
  • Baarlamaanka oo looga yeeray gudaha
  • R/W Nuur Cadde oo eedeeyey C/llahi Yusuf
  • Nuur Cade oo ka hadlay Xukuumadiisa
  • Xabsiga Garowe oo laga fakaday

RSS Euro News

  • GM spurns Opel offer from solar firm
  • Possible Woolworths' sale underscores UK retail problems
  • Cuba
  • EU farm policy reform enters night negotiation marathon
  • Tobacco growers protest EU aid cutoff
  • European digital library going online
  • Rwandans mobilise against extradition
  • Fortis shareholders' case rejected
  • DR Congo
  • Fruit in school daily, against obesity

RSS VOA

  • Cadde: Madaxweynuhu xukunka ha iska casilo
  • Md. Yuusuf: Gacmo Shisheeye ayaa Nagu Dhex Jira
  • Xaggee Ku Dambeeyay Markabkii Saliidda?
  • IGAD oo Mowqif Adag Ka Qaadatay Soomaaliya
  • Aadan Madoobe oo kulan degdeg ah ku baaqay.
  • Axmed Cabdalla: Isjiid-jiidka siyaasadeed xal ma keenayo.
  • Markab Sucuudigu leeyahay oo la afduubtay
  • Xuseen Caydiid: Soomaalida arrimaheeda ha loo daayo
  • Nuur Cadde oo Shaaciyay Liiska Xukuumaddiisa
  • Puntland: Musharixiin Qaadacay Wareegto Madaxtooyo

RSS Falanqaynta BBC-da

  • Doorashada Barack Obama ee Mareykanka
  • Qaraxyadii ka dhacay Hargeisa iyo Boosaaso
  • Falanqaynta Jimcaha
  • Maxaa u qabsoomay dowladda KMG ah?
  • Arrimaha siyaasadda iyo ammaanka Somalia
  • Dhibaatada xagga dhaqaalaha
  • Xabad joojintii oo dhaqan geli weysay
  • Heshiiska dowladda iyo mucaaradka
  • Dood ku saabsan hab-dhismeedka DKMG
  • Falanqeynta heshiiskii magaalada Djibouti
November 2008
M T W T F S S
« Oct    
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930

Hassan Wado - Diridhaba

Jaantuska Diiwaangalin-ta Gobollada Dalka JSL

New Page 1

EELOAU.ORG

 

BBC SOMALI

DHAGAYSO
MAQAL
Barnaamij 04:00 GMT
Barnaamij 11:00 GMT
Barnaamij 14:00 GMT
Barnaamij 18:00 GMT
Sida loo dhagaysto

Qabyo 2

http://www.youtube.com/watch?v=J6ahEQZSk3o

Abwaan Cabdfataax Daahir Cige

Abwaan Cabdifatah Dahir Cige

Blogroll

  • AACNA.ORG
  • Afgaradnews.wordpress.com
  • Ahmedgurey.com
  • allboon.com
  • Awdalnews.com
  • Borama
  • CLICK HERE TO SIGNUP FOR BLUEHOST.COM NOW.
  • dadka.net
  • Dalkasomaliland.com
  • EELO.ORG
  • gargoorey
  • gobolka.com
  • Harowo
  • Hiildan.org
  • Hiiraan
  • ogaalonline.net
  • RAMAASNEWS
  • Read/Iqra
  • Salalnews
  • saraarnews
  • Saylici Blog
  • Saylicipress.net
  • Somalifans.co
  • Themes
  • WarsanMag.com
  • WatersanitationMagazine
  • WordPress Planet
  • www.somalifans.net
  • zelelnews.com

Meta

  • Register
  • Login
  • Entries RSS
  • Comments RSS
  • WordPress.org

SP/Lughaya Videos

I collect with vodpod

BlueHost

©2008 Lughaya.com
Powered by WordPress | Talian designed by VA4Business, Virtual Assistance for Business who's blog can be found at Steve Arun's Virtual Marketing Blog