Kulanti Wacan Dhamaantiinba Akhtirsatayaal Marka Hore , Marka Xigana Waxa aan Doonayaa in aan Waxa ka Yidhaa Qoraalada Iyo Isku Khuukhinta Beenta ah ee ay Caadaysteen Shabakadaha Macmalka ah ee Laga Leeyahay Gobolka Awdel Continue reading this post…
Kulanti Wacan Dhamaantiinba Akhtirsatayaal Marka Hore , Marka Xigana Waxa aan Doonayaa in aan Waxa ka Yidhaa Qoraalada Iyo Isku Khuukhinta Beenta ah ee ay Caadaysteen Shabakadaha Macmalka ah ee Laga Leeyahay Gobolka Awdel Continue reading this post…
Waa su,aal caado iska noqotay shantii sano ee u dambeysay S/LAND .marka ay reer Awdal soo jeediyaan cabashooyin ku saabsan dhinacyo kala duwan oo la xiriirta habka ay wax ula qeybsadaan gobolada dhexe ee S/land .
Continue reading this post…
Waxaan salaamayaa dhaman hawl wadeenada websetka waxakaloon salaamayaa dhamaan umada reer awdal gudaha iyo dibabadaba waxaanan leehay dhamaan tiin sanad wanaagsan Continue reading this post…
Abwaaniintu waxay ku hadashaa afka bulshada, Maansadan dan hadal waxa tiriyey Abwaan Xuseen Maxamed Cali (Xuseen Farjar), oo ah abwaan ka soo jeeda Gobolka Sanaag,
Continue reading this post…
Horta dunidan taariikhdu iyadaa is qorta ninwalbana meesha uu isagu is dhigo uun baa wax loogu goyaa, oo intaa uu qabsaday wax loogu darayaa majirtoo oo waxaaba suuro gal noqotay
Continue reading this post…
waxaan layaabay nin tuug ah oo khaayina oo intuu toban toban kaadh jeebada ka buuxsaday haddana ku leh wax ma hagaajinaa!!!!! Continue reading this post…
Waan ka xumahay in layska indha tiro oo laysku dayo in la qariyo beel dhan oo illaahay meel ku abuuray lana yidhaa AWDAL Waxaa kasoo baxday Diwaan galintii 133,000 kun oo qof Continue reading this post…
(Hargeysa 417,000+Burco 315,00 +Saaxil 51,000=783,000 + Iyo inkale oo soo socota) Maanshaa Allaah intaasoo wada Isaaqa Continue reading this post…
Qosol been ah fool wada qayaxan, qiil aan garanaayo
Booraan afkii laga qafilay, qabarna hooseeyo
Doqon baa halkii lagu qatali, qoorta soo dhigane
Maanaa mindiyo lay qarshaa laygu qali doono. Continue reading this post…
Waxa aad moodaa in marna dadkiinu dareen laheyn oo kol kol ayaad is odhaneysaa horta dareenka iyo dhiigi xagee ayuu idiinka dhamaadey hadaad tihiin reer Awdal,
Continue reading this post…