Ilaahay ayaa mahad oo dhan u sugnaatay naxariis iyo nabadgelyo buuxda korkiisa ha ahaato Nebigeenii Muxumed. C.S.W, marka xigta waxaan doonaya inaan iftiin kooban ka bixiyo qoraal aan dhawaan Continue reading this post…
Ilaahay ayaa mahad oo dhan u sugnaatay naxariis iyo nabadgelyo buuxda korkiisa ha ahaato Nebigeenii Muxumed. C.S.W, marka xigta waxaan doonaya inaan iftiin kooban ka bixiyo qoraal aan dhawaan Continue reading this post…
Muuse Biixi waa nin aad u geesi ah oo dadkiisa iyo dalkiisa u huray naftiisa isaga iyo rag kale oo fara badan, waa nin waaya aragnimo wanaagsan u leh sida shaqada maamulka loo qabto, Continue reading this post…
Bismilaahi Raxmaani Raxiim, Ilaahay ayaa mahad oo dhan u sugnaatay, naxariis iyo nabadgelyo buuxda korkiisa ha ahaato Nebi Muxumed C.S.W, waxaan sallaan Continue reading this post…
Cabdi suldaan kadiye oo ka mida saraakiisha sar sare ee xisbiga udub ayaa jawaab kulul ka bixyey qoraal 15/2/2010 wargayska haatuf ku qoreen dhalin yaro beesha reer Axmed Yoonis ah kuna sheegay inay kalsoonidii kala noqdeen xisbiga udub ee talada dalka haya. Continue reading this post…
Dhinaca uu u talaabsadaaba boholo xargagan oo aan cidina ku tukhaan-tukhin ayuu ku hubuq yidhaa,guntana ugu dhacaa, dabeeto dhawaaq gubaya dhegaha shacabka ayuu afka ooda kaga qaadaa,una soo dhiibaa ninka aan wax badanba dalka ku noolayn ee ka soo hayaamay dalka Jabuuti,looguna yeedho Jug-soo-dhacay oo qaab beelaysan loogu tuuray jago aanu tamar u hayn, ahna Xoghayaha xisbiga UDUB. Continue reading this post…
Waxaan ahay muwaadin somalilander ah, mowqidkaygu waa dhex dhexaad mucaarid iyo Muxaafid midna ma ihi. Dhexda ayuu khayrku ku jiraa sidii Rasuulku inoo sheegay (S.C.W). nin siyaasi sheeganaya iyo Xisbiga uu kasoo jeedo ayaa inoogu wacan khilaafka iyo qalalaasaha Siyaasadeed ee had iyo goor soo noq noqda. Continue reading this post…
Annaga oo ah dhalinyarada Gobolka Awdal, waxaan soo dhaweyneynaa hadalka Xildhibaan Axmed Yaasiin Sh Cali Ayaanle kaas oo ah hadal dhaxal gal ah waayo wuxuu hadalkaasi ka tarjumayaa dareenka ay dareesan yihiin dadka Reer Awdal, isaga oo ku dhiiriday arrin ay ku dhici waayeen Mas,uuliyiin ka sareysa. Continue reading this post…
Ugu horayn waxaa mahad oo dhan iska leh ILAHAAHA inaga dhigay dad muslimiina inagana fadilay umadaha kale ee aan Islaamka ahayn. Continue reading this post…
Mudo ayaa laga joogaa burburkii dawladii dhexe ee soomaaliyeed ,waxaa laga dhaxlay boob,dhac.kufsi iyo caadooyin xunxun,oo aan hore ujiri jirin, Continue reading this post…
Tan iyo intii uu hogaaminayay madaxweyne ”Riyaale kaahin” dalka waxaynu soo dhex mushaaxanay siyaasado cakiran oo dalka iyo dadkaba mustaqbalkoodi galiyay mugdi aan laga soo waaqsan karin, Continue reading this post…